Doodoo
Raphus cucullatus, oo loo yaqaan Dodo ama Dronte, waa nooc dabar go'ay oo ka tirsan qoyska Raphinae. Waa shimbir duullimaad la'aan ah oo loo yaqaan 'Columbiform' oo ku nool jasiiradda Mauritius ee ku taal badweynta Hindiya. Xayawaankan ayaa waxa uu la xidhiidha xamaamyada oo joojiyey in ay duuli karaan sababo la xidhiidha la qabsiga nolosha dhulka. …